Gurmad Qaran

Gurmadka Qaran wuxuu la shaqeynayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ah xarunta gurmadka deg deg ah oo ka jawaabeysa xasuuqii 14kii Oktoobar oo ka dhacay isgoyska Zoobe, Muqdisho. Gurmadka Qaranka waa koox mutadawiciin ah, saaxiibo iyo shaqaalo dowladeed oo caawimaad ufidinaya dhibanayasha iyo qoysaska dhibka kudhacay. In ka badan 300 qof ayaa ku dhintey iyo 200 oo dhaawac ah, tani waxay ahayd weerarkii ugu halista badnaa hadii la eego tarikhda soomaliya.

Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawinno dadka iyo qoysaskooda ka maqan yihiin. Waxaan leenahay kooxo booqda cisbitaal kasta oo magaalada ka mid ah, ururinta magacyada iyo xaqiijinta aqoonsiyada dhibanayaasha, si aan annaguna ula wadaagno. Waxaan leenahay kooxo raashin u keenaya askarta jooga isgoysyada iyo sidoo kale dhibanayaasha iyo qoysaskooda isbitaalka.


Gurmad Qaran is working in conjunction with the Federal Government of Somalia as a crisis center in response to the 14th October Massacre in that happened in Zoobe, Mogadishu.

Gurmad Qaran is a group of volunteers, friends, colleagues, and family members, of those effected by the horrific car bomb tragedy that altered the lives of many. Over 300 dead and 200+ injured, this has been the single most devastating attack in recent Somali history. Hundred’s of bodies were incinerated in the fires that have left bodies unidentifiable and families searching for answers.

We are here to help connect people to their family members have been missing. We have teams visiting every hospital in the city, collecting names and verifying the identities of the victims, so that we can share them with their loved ones. We have teams delivering food to the soldiers at the checkpoints as well as the victims and their families in the hospital.